Jaaliyada kasoo jeeda Jubboyinka iyo Galgaduud ayaa cambaareeyey weerarkii ciidamada Kenya cirkaa iyo dhulka ahaa ee lagu qaaday shacabka gedo kasoo geystay qasaaro dhimasho iyo dhaawac waxaa kaloo la xasuuqay xoolihii, meelihii dadka biyaha kacabayeena waa ladumiyey qaarna sun baa lagu daray hadalkoodiina hoos kadaawo.
Leave a Reply