
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka galmudug Ayaa Goordhaweyd u dhintay dhaawac kasoo gaaray weerarkii xalay lagu qaaday hotelkii beach Veiw ee xeebta liido ee Magaalada Muqdisho”
Xildhibaanka oo magiciisa lagu soo koobay xildhibaan bile Ayaa la xaqiijiyey in uu u dhintay dhaawac Halis ah oo xalay gaaray.
Sidoo kale waxaa wali Isa soo tareysa Khasaaraha dhimasho Iyo dhaawac ee ka dhashay weerarkii xalay, waxaana dadka lasoo bootiyay in ay Saaka u dhinteen dhaawacyo soo gaaray kamid ah mid kamid ah macalimiinta Jaamacadda Soomaaliya.
Leave a Reply