Maamulka kismaayo ayaa sameyey ciidan nabadsug ah oo shacabka Somaliyeed inay kamid noqdaan loo diiday, ciidankaan dhamaantood ayaa waxay kasoo jeeda hal beel sida ay sheegeen maamulka Kismaayo sababaha looga diiday inay kamid noqdaan ciidankaan waxaa lagu sheegay in loo baahan yahay ciidan daacad u ah Maamulka Kismaayo .
HOOSTAAN KA DAAWO VIDEO
Leave a Reply