Maamulka Kismaayo oo aqbashay Nadaamka 4.5 afhayeen Seeraar ayaa sheegey in beesha caalamka ogaalatey afer iyo badh wuxuu kalee oo sheegay shacabkoodu inay rabaan habka deegaanka wax lagu qaybsado lakiin qaateen 4.5 taasoo keentay in maamulka Puntland inay ka caroodaan.
Hoos kadaawo
Leave a Reply