Shir ay kusheegeen Magaalo madaxda Somaliya Muqdishu Xisbiyada siyasada ayaa waxay sheegeen inay kasoo horjeedaan nimaanka doorashada 4.5 sababtoo ah nidaamkaan 4.5 waxuu lid ku yahay rabitaanka shacabka Soomaliyeed wax la aqbali karana ma ahan madaxda halkaas kahadshay waxaa kamid ahaa Raysawasaarihii hore Somali C/wali Shiiq Mayerkii hore Tarsan iyo xildhibanada dawlada federaalka.
Hoos kadaawo
Leave a Reply