Madaxwayne kuxigeenka jubbaland fartaag ayaa maanta tobaber usoo xirey gudoomiyaasha degmooyinka Jubaland. isagoo xafladii xiritaanka aanan soo hadal qaadin shacabkii uu matalaayey ee ciidamada Kenya ku xasuuqeen iyaka iyo xoolahoodiiba gobolka Gedo, ceelashii biyaha shacabka Gedo ka cabaayeen ayaa laga dhigay mid ladumiyo iyo mid sun lagu shubo.
Hoos kadaawo
Leave a Reply