Waxaa magaalada Muqdishu looga dhawaaqay maamul goboleed cusub oo lamagac baxay Waamo State kasoo ka kooban Jubada dhexe, jubada sare iyo Gedo iyadoo madaxwayne loo doortay Axmed Shiiq Aadam waxgarad kala duwan ayaa halkaas kahadlay ugu dambayntii waxaa hadalkii qaatey Maxdaxwayne Axmed Shiiq Aadam oo sheegay inuu wax ka qabanyo dhibaatada haysato shacabka Jubooyinka.
Hoos kadaawo
Leave a Reply