Madaxwayne gaas ayaa booqday Dekeda Boosaaso isagoo waheliyaan wasiiro iyo madax kale isagoo u kuur galaya sida hawsha dakada Boosaaso usocoto, markuu Madaxwayne gaas soo gaaray Dekeda Boosaaso waxaa indihiisu qabenayeen badeecado iyo alaab kala duwan oo dekeda kadaga qaarna loo rarayo gobolada somaliyeed. hawlahey dekedu qabato waxaa kawar bixiyey Wasiirka dekedaha Puntland c/laahi Jaamac salax.
Hoos ka daawo
Leave a Reply