
Gudomiyaha Qeylo dhaan oo Ku Biiray Barlamaanka Somaliya
Guddoomiyaha Kooxda Caanka ah ee Qeylo-dhaan Cabdi Shire Cayaar Jecel ayaa ku biiray Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya,iyadoo lagu dhaariyay kulanka maanta Baarlamaanka Soomaaliya uu yeeshay. […]