Madxaweynaha Maamulak Gal Mudug C/Kariim Xusen Guled ayaa Maanta Boqday Xarunat Ciidamada ee 21 oo ku Jiraan Ciidamo Ka tirsan Galmudug .
Guled ayaa Ka Hadlaya Qorshaha Ciidan ee Galmudug iyo Amaanka Goobaha uu ka Arimeeyo maamulkooda Wax uun u shegay in la Dhameystirayo Qarameynat Ciidamaad sidoo kala uu Bilaabnayo Howalgalka Lagula Dagaalmayo Al- shabab
Qaar Ka mid Saraakisha ayaa Shegay inay Diyaar u yihiin Qarameynta Cidamaada iyo Kor u Qadiada Goobaha ay jogaan Amaankooda .
Sidoo kala Ay Wada Shaqeyn Ay La yelanayaan Dadka Shacabka ah si ay u Fududaato Xogta aya Helayaan
Halkaan Ka Dhageyso
Leave a Reply