Odayaasha Dhaqan Maamulka Putlana ayaa Si Wad jir ah Wax ay Og Hadleen Rabshadihii Bosaaso Maanat Ka dhacay iyago Cambareyay .
Garaad C/laahi Cali ciid oo Ka mid ahaa Ayaa shegay dadk Dibad Baxayda Subinayay Hadii Ay Wax Tabanayana loo Bahan Yahay ina Xaliso Dowlada Sidoo kalan Lagwad Shaqeyo Hormarka iyo Xaqijinta Amaanka .
Odayaasha Ayaa Wax ay Balan Qaden inay Qeyb Ka Qadanyaan Dajinta Xiisada Ka Tagan Magalaad Bosaaso
Halkaan Ka dhageso
Leave a Reply