Kooxda Qeylo dhaan ee ka dhisan wadanka Ingiriiska ayaa Hees qiiro leh ka sameeyey Duqeymaha iyo Xasuuqa ay Kenya kawado Gobolka Gedo gaar ahaane Deegaanka Ceelcadde.
Heesta oo ah mid qiiro leh ayey kooxda kusoo bandhigeen baraha Bulshada iyagoo ku canaantay Dowladda sababta ay uga aamusantahay ka hadalka Xasuuqaasi.
Hoos Ka daawo Heesta
Leave a Reply