Wasiirka duulista hawada Somaaliya Cali Jaamac jaangali ayaa sheegay in duulimaadka Somaliya iyo Somaliland aan lajoojin. maalin kahorbay ahayd taliyaha socdaalka iyo jinsiyadaha gaafow sheegey in lajoojinaayo bishaan febarayo 22keeda. wasiirka ayaa sheegay in arintaan waxba kajirin warkaasuna ugaar yahay taliye gaafow.
Hoos Ka daawo
Leave a Reply