
ugaas cusub oo kusoo biirin ugaas yada Somaliyeed kasoo ah Ugaaska beesha Banaadiriga Ugaas C/kariim khallif Axmed xafladaa waxaa goobjoog ka ahaa Ugaasyo, suldaamo iyo waxgaradka Somaaliyeed waxayna dhamaantood kula dardarmeen inuu iska ilaasho Go’aan Jilicsan,Gar eexo iyo gacan laaban.
Hoos kadaawo
Leave a Reply