
Diyaarad turkey airline ayaa joojisey dulimaadkii ay kutageysay dalka Somaliya gaar ahaan magalada Muqdishu, sababaha ay ujoojisey Markaan Laxariiriney xaafiiska turkey Airline London ayey sheegeen inaysan u duulayn mar dambe Muqdishu Somaliya Amaanka awgiis,maalmo kahor bay markii bomb lagu xiray diyaarada Daallo hal qofna ku dhintay qaraxaa, joojinta diyaradaan ayaa waxay u keentay in shacabka somaliyeed ee ka imaanaya dibada ay lakulmeen ciriri xaga dulimaadka aadaya Somaliya iyadoo tani muujinaysa in amaanka garoonka Muqdishu uu Liito.
Leave a Reply