
Orodyahaynka Maxamed farah ayaa lakumay madaxwayanaha Jabuuti ismaaciil Cumur Geele ayaa qasriga Madaxtooyada jabuuti kula kulmay orod yahan Maxamed Farah oo haysto 50000-10000 mitir madaxwaynaha ayaa usheegey orod yahanka Maxamed farah inuu qayb wayn ka gesto horumarka ciyaaraha orodka.
Hoos kadaawo
Leave a Reply