Qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa kula balaaran ay isugu yimaadeen lagu tageerayey Madaxwaynaha jabuuti Ismaaciil Cumar Geele lagu qabtey magaalo madaxda dalka jabuuti ee jabuuti halkaas waxaa kahadlay kala duwan ee bulshada iyakoo sheegey inay taageersan yihiin in madaxwayne Geele dib markale isugu taago madaxnimada dalka Jabuuti.
Hoos kadaawo
Leave a Reply