Heshiis ay wadagaareen Kenya iyo Somalia ayaa waxaa lagu heshiisey in bangiyada Kenya ay ka furtaan Local Branch Somalia. heshiiskaan waxuu meesha ka saarayaa walwalkii ay qabeen hay adaha calaamiga ah markey lacag loogu deeqayo Somaliya, heshiiskaan waxaa kala saxiixay wasiirka arimaha dibada somaliya Abdusalam Omer iyo dhigiisahis Kenyan Amina Mohamed heshiis ayaa wax tar u ah shacabka Somaliyeed sida uu sheegay wasiirka arimaha dibada somaliya Abdusalam Omer. waxaase la ogayn sida ay shacabka somaliyeed usoo dhawaynayaan heshiiskaan.
Leave a Reply