
Raysawasaarha dowlada federaalka somaliya Cumar C/rashiid ayaa kaqayb galay kulan ay isugu yimadeen barlamanka Somaliya kana soo qayb galeen maamul goboleedyada soomaliya oo looga doodayey sidii dub u eegis loogu sameyn lahaa dastuurka soomaliya madaama eedayn badan katimid maamul goboleedyada iyo qaybaha bulshada loona baahan yahay in wax laga badalo.
Hoos kadaawo
Leave a Reply