Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee Soomaaliland Injineer Feysal Cali Waraabe ayaa beeniyay in maamulka Soomaaliland uu ku lug lahaa Qaraxii diyaaraddii Daalo Airline.
Feysal Cali Waraabe ayaa tibaaxay in ay suura gal tahay in muwaadin ka soo jeeda Soomaaliland uu ka dambeyn karo falkaasi laakiin aan loo tirin Karin Xukuumadda Maamulka Soomaaliland.
Sidoo kale Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee maamulka Soomaaliland ayaa sheegay in aanu jirin shaqsiyaad matala maamulka Soomaliland ee ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya.
Shalay ayaa Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka hadlay kulankii Baarlamaanka waxa ay sheegeen in Dasuurkuu uu sii ahaanayo Mid KMG ah illaa laga qeyb galiyo maamulka Soomaalilan
Halkaan Ka Dhageyso:
Leave a Reply