Dabkaan ka kacay baqaarada lagu iibiyo qalabka dhismaha degmada Madiina markii dambana ku faafey baqaarada kale ee suuqa dabkaan waxaa laga arkaayey xafadaha kuxareerey san madina dabkaan oo xoog badnaa waxaa dabkaas damistiisa ka qayb qaatey ciidan dab damiska gobolka baanaadir iyo kan shirkadaha .maamulka gobolka banaadir ayaa shacabka Soomaliyeed uGu baaqey inay caawiyaan dadku qasaaruhu kasoo gaarey dabkaan .
Hoos kadaawo
gedotimes1@gmail.com
Leave a Reply