Madaxwayne C/wali Gaas iyo waftu balaaran oo hogaaminayo ayaa casumaad kahelay dawlada Itoobiya.madaxwayne Gaas ayaa sheegay safer gaaban inay ku tagayaan Addis ababa kalana xaajoonayaan arimaha abniga,ganagsiga iyo mashariic laxariirta dhismaha dawlada,Madaxwayne Gaas ayaa sheegay in xiriir wayn kadhaxeeyo Itoobiya iyo Puntland.
Hoos kadaawo
gedotimes1@gmail.com
Leave a Reply