
Wararka Naga So Garay Duledka Magaalada Barawe ayaa Shegayo in Halkasi ay ku Dagalameen Ciidamada Dowalada iyo AL- Shabab.
Dagaalka ayaa Yimid Ka dib Markii Ciidamada Dowlada iyo Amisom oo Ka soo Baxay Barawe uu Dagaal ku Qabsaday Bulo Barer.
Degaanka Bulo Marer oo ah Goobta Dagaalka u Ka dhacay ayaa Wax Hada Xaladed ay Degan Tahay.
Wararka ayaa Shegayo in Babur ay La Hayen Ciidamada Amisom loga Gubay Ka dib Markii Qarax Lala Bartilaamedsaday.
Al- shabab oo Dhinacoda Ka Hadlay dagaalka ayaa Guul Ka Shegtay Dagalka Halkasi Ka Dhacay in Kasto Wali aysan Ka hadlin Sarakisha Dowlada iyo Mamulka G. sh. Hose
Leave a Reply