Shacabka dagan degmada Balanbal ee gobolka galgaduud ayaa waxay heleen Internet ay ku diirsadeen, Internetka ayaa waxuu u sahley isku xirka aduunka ha ahaato ganacsiga,qarabada wada hadasha iyo iyakoo aqbaarta calamka halkaa kala socda qaarkalana uga faa’ideystaan waxbarshada, shacabka degmada Balanbal aya sheegay inuu Internetku ufududeeyey wax badan waxaana lafilayaa in qof kasta gurigiisu la gasho.
masha allah waa gool u soo korodhay degmada balanballe