Bananbax ay soo qaban qaabiyeen qaybaha kala duwan ee bulshada iyo waxgaradka Caabudwaaq oo hogaminaayo ugaas Taakooy ayaa kadhacay caabudwaaq.bananbaxaan ayaa kusaabsanaa inay kasoo horjeedaan nimaanka foosha xun ee 4.5 waxgaradka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa sheegay inaan laqaadan Karin nidaamka foosha xun ee 4.5 kasoo sal iyo raad ku lahayn shacabka soomaliyeed, waxaa kaloo sheegen in nidaamka ay wataan shaqsiyaad raba inay umada ku boobaan.
Hoos kadaawo
Leave a Reply