Shir nabadeed ayaa maanta ka dhacay degmada Balanballe kaasoo dhax maray labada beelood oo walaal ah oo kala gada degmada Balanballe iyo deeganka Curiceel waxaa si balaaran loogu soo dhaweeyay degmada balanballe waftiga ka socday beesha dagta Curiceel. munaasabada ayaa u muuqatay mid aad u qurux badan wali waxaa socda wada hadalada u dhexeeya beelaha maamulka ayaa sidoo kale ka soo qayb galay iyo dhamaan bulshada reer balanballe waxii ka soo baxa dib ayaan idin kala socodsiin doonaa.
Leave a Reply