Kulankii barlamaanka Somaliyeed baa lafilaayey inay kasoo qayb galaan taliyaasha abniga,booliska iyo nabadsugida bal taasi ma dhicin barlamaankii baa loo qaybiyey agande aan kay sugahayeen ahayn kadibna waxaa bilowday in barlamaanku diideen arintaas waxyna sheegeen in ay shacabka ka masuul yihiin loona baahan yahay madaxdaan inay barlamaanka horyimaadaan.gudoomiye kuxigeenka barlamanka ayaa sheegy inuu hada waraaq kasoo gaartey wasiirka abniga.
Hoos kadaawo
Leave a Reply