Ciidamada ilaalada u ah Hogaamiyaha Maamulka jublnd ayaa Dulaan Qawan Wax ay ku Qadeen Ciidamada Dowlada Faderaalka ah ee Ku Sugan Magalad Kismaayo Ka dib Markii ay isku Dayeen Inay Xeradasi Ka Wataan Saraakil Ka Tirsan Ciidamada Dowlada ,
Halkaasi Waxa Ka Dhacay Iska Hor Imaad Askari ayaa loga Dhawacay Maeshiyaadkii Axmed Madoobe Baabur nooca lo Yaqaano Nohadana waa Lag qatay Ka Dib Ayaa la shegay inay Adeen Kismaayo oo ay Udoonteen Hub iyo Ciidan Inkasto Markiibo ay Is Hor Istaag Waxaa Ku Sameyay Ciidamada Itoobiyo ee Howal Galka u jogo Kismaayo
Waa Kan Afhayeenka Ciidamada Dowlada ee Kismaayo C.rashiid Maclin Gaaz.
Halkaan Ka dhageyso:
Leave a Reply