Madaxwayne kuxigeenka maamul gobeleedka Somaliyeed ee Puntland mar uu manta soo gaarey magaalada ganacsiga Puntland ee Boosaaso usheegay inuusan qusayn shirka kasocda Turkey anaku kamanan qayb galin wixii kasoo baxayna nama quseeyo waana mid lagu marin habaabinaayo shacabka soomaliyeed, baaq uu udirey beesha caalamka iyo shacabka soomaliyeed inay gurmad lasoo gaaraan shacabka abaaruhu ku dhibaateeyeen Puntland iyo Somaliya oo dhan.
Hoos kadaawo
Leave a Reply