Kulan balaaran oo ay kasoo qeybgaleen maamulka degmada garbaharay iyo.kan gobolka gedo loogana hadlayay nidaamka dowlad wanaaga ayaa ka dhacay maanta magaaladaasi.
Kulan.waxaa goobjoog ka ahaa gudoomiyaha gobolka gedo axmed buule canjeex,kan.degmada garbaharay Nuur caato.iyo masuuliyiin kale.
Xubno.ka tirsan bulshada rayidka ayaa loo qabtay kulanka oo lagu bixiyay intuu socday.casharo ku saabsan nidaamka dowlad wanaaga iyo.sida.bulshada iyo maamulka ay u wada shaqeyn lahaayeen.
Ka qeybgalayaasha kulanka.ayaa soo.dhaweeyey in kulamada caynkani.oo.kale ah.la.joogteeyo,maamuladane waxay balanqaadeen.in.kulamada aysan.ku ekaan doonin.kan.maanta la.qabtay.
Goordhaw waxaan.idiin.soo gudbin doonaa muuqaalo iyo.codad la.xiriira kulanka.ka.dhacay.garbaharay ee looga hadlayay.nidaamka dowlad wanaaga.
Leave a Reply