Iska Hor Imaad ayaa Gordhow Waxaa ku Dhex maray Magaalada Baydhabo ee Xarunta G, Baay, Iska Hor imaadka ayaa Ilaa Hada aysan Cadeyn Masulinta Maamulak Kon fur Galbeed Wax Sababy .
Waxa Ilaa Had La xaqijiyay inay Geriyoden 3 Qof oo Mid uu Yahay Askari Labada Kalan aay yihin Shacab Halka dhawacna Lagu Shegy 4 Qof oo Sadex K mid ah yihin Askar .
Goobta ayaa Wax Garay Masulin Ka socday Mamulka Kon fur Galbeed kuwaas oo Ilaa Had Barayo Sida ay Wax u Dhaceen .
La soco Wixii Ku soo Kordha.
Leave a Reply