Xildhibaano iyo Siyaasiyin Ayaa Horey Waxa au Qeybo Ka mid ah G, Bakool ay oga Dhawaqeen Maamul La Magac Baxay Bakool Sare oo uu Dabada Ka Rixayay Hogaamiyaha Mamulka Jubaland Ayaa Fashil Ku Dhaamaday Waxan hada Deganadi loga Dhawaqay Maamulkasi ku Suagn Maamulka Bakool Sare Xubno Ka socdo .
Ujedka Maamulkaasi Lo Magacabay Ayaa Ahyd Ka Dib Markii Hogaamiyaha Jubland Awood Qeybsi Loga Diiday Dhismaha Maamulka Koon fur Galbeed Ka dibna u Bilaabay inuu Mushkilad Siyasaded uu ku Abuuro Shariif Xasan .
Dadka Maamulkasi Waday ayaa Wax ay Ahayen Besha Axmed Madoobe oo Rabtay inay Bakool Awod Qeybsi Oga Helaan Koon fur Galbeed .
Markii uu Dhamaaday Mashrucii Lagu So Qatay Bakool Sare ayaa Ilaa Had Wax La is Weydinayaa Mesh uu ku Danbeyay Bakool Sare .
Halkaan Ka Dhageyso:
Leave a Reply