
Isu soo bax aad u wayn ayaa lagu qabtey magaalada Garoowe oo isugu soo baxeen shacabka iyo qaybaha kala duwan ee bulshadaas oo ilaahay kubar yahayeen in roob dag dagana siiyo .
culimada ayaa dadka u sheegey inay ilaahay kabaqaan oo dambi dhaaf waydiistaan oo xumaantana layska ilaasho ugu dambaytii ayaa halkaas waxaa lagu tukay labo Ragcadood oo salad doon ah .
Hoos kadaawo
Leave a Reply