Hogaamiyaha Maamulka jubaland oo Maanta dib Ugu Laabtay Maagalada Kismaayo Ayaa Wax uu Ka Hadlay Xaalada Amni ee Somaaliya .
Waxaa uu aad Oga warbixiyay Amaanka Somaaliya Mesha uu Marayo Isgoo Sheegay in Dalka Amaankisa Lagu Qaato Kumanaan Dolar Sidoo Kalan Wali ay Wax Ka Hagaagi jirin
Hogamiyaha Mamaulka Jubalnd Ayaa Ku Baqay in Gabi ahaan Laga Saaro Somaaliya Ciidamada Amisom Laguna Warejiyo Amaanka Ciidamada Somaaliya, Taas oo uu shagay inay ku jirto Xaqjinta Amaanka Somaaliya .
Axmed ayaa Hadalkisa Wax uu ku Soo Begamayaa Xili Magaalaada Muqdisho iyo Baydhabo Ay Dhaceen Qaraxyo dad Bdan oo Shacab ah ay ku Dhinteen oo ay Shegteen Masuliyadooda Al- shabab
Halkaan Ka Dhageyso
Leave a Reply