Madaxweynaha Maamulka Koon Fur Galbeed Shariif Xasan Sh, adan ayaa Wax uu Boqday Dadkii Ku Wax yelobay Werarki Ismidaminta ee Ka Dhacau Baydhabo .
Shariif ayaa Wax uu Balan Qaday inuu Gar Gaar Cafimaad uu La Garab Istaagayo Maamulkisa Dadka Ku Dhawacmay ismidaminti Ka Dhacdau Xarunta G, Baay .
Sidoo Kale Wax uu Sheegay Inuu Mamulkisa uu Wado baritaan Xoogan Oo Lagu Radinayo Dadki Ka Danbeyay Weraradi Lagu Xasuqamay ee Ka Dhacay Magaalada Baydhabo
Halkaan Ka dhageyso
Leave a Reply