
Beero abuur ayaa laga hirgaliyay deegaano hoosyimaada Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.
Cabudwaaq oo kamid ah dhulalka aysan marin wabiyada Jubba iyo Shabeele midne aya hadane dadka deegaanka waxay u istaageen iyadoo sidaas ay tahay in ay hadane Abuurtaan khudaar iyo waxyaabaha kale ee nolasha aasaasiga u ah.
qurbo joog ku sugan degmada caabudwaaq oo warbaahinta la hadlay ayaa shegay in ay ku dadaalayaan in ay dhulkooda kasooaartaan dhamaan kheyraadka laga helo deegaanada wabiyada
Leave a Reply