Dooni si sharci daro ah uga kaluumaysaneysey bada soomaliya oo ciidamada bada ee Puntland soo qabteen ayaa xalay kabaxsatey dekada Boosaaso kadib markii rasaas ay kurideen ilaalada dekada kadibna halkaas ay ka fakatey wasiirka Dekadaha maamulka Puntland C/laahi jaamac Saalax ayaa sheegay in dootaan si sharci daro ah ay kubaxday masuulna ay kayihiin ciidamada bada waana baarayaan sida ay kufakatey doontaan.
Hoos kadaawo
Leave a Reply