Madaxwaynaha Gobolada dhexe Shiiq maxamed shaakir ayaa booqday dhaawaca Liibaan Maxamuud yuusuf oo dawlada Federaalka udiiday in dalka Itoobiya lagu soo daaweeyo isagoo kusoo dhaawacmay dagaalkii dhusamreeb kadhacay,dawlada ayaa diidmadeeda ku sheegtay in liibaan Maxamuud uu hada kahor kasoo goostay maamulka Galmudug. dhaawaca liibaan ayaa lagu wareejiyey eheladiisa waxayna sheegeen inaan loo dulqaadan karin dulmiga dowlada Federaalka.
Hoos kadaawo
Leave a Reply