Qarax ayaa kadhacay meel dadku ku caweeyaan degmada Garbaharey ee gobolka Ged.
Qasaaraha uu geystay qarahasn ayaa la sheegayaa inuu yahay dhimasho iyo dhaawacba, ilaa iyo hadana macada cida ka masuulka ah qaraxaan .
Degmada Garbahaarey ayaan looga baran qaraxyo iyo wixii lamidka amaanka magaalada ayaa aad ufiican.
Wixii wara kasoo baxa wararka dambaan idinku soo sheegaynaa ee hamoogaanina.
Leave a Reply