
ururu ay ku bahoobeen xaasaska jandamarinka ee jamhuuriyada jabuuti ayaa xaflad aad uwayn oo ay ku taageerayaan Madaxwayne Ismaaciil cumar Geele ahna musharaha utaagan doorashada madaxwayne e ee soo socota ee ka dhacaysa dalka.
hawwenkaan ayaa taagero wayn umuujiyey Madaxwayne guuleed inay dib udooranayaan ayna taageersan yihiin dalka jabuutina hori mar wayn gaarsiiyey.
Hoos Kadaawo
Leave a Reply