Koobka nabada iyo is dhexgalka oo loo dhigay 16 koxood ee kajira degmada Balaxaawo ee gobolka Gedo ayna dhigatay Koobkaan farxiyo Cismaan Shire oo kamida aqoonyahanada Gobolka Gedo .
16 kooxood ee kajira degmada B/xaawo ayaa loo qorituurey aqirkiina waxaa isu soo baxay Kooxda Elman iyo Hirda oo la gudoonsiiyey Koobkii nabada iyo is dhexgalka waxaa kaloo la gudoon siiyey banooniyo iyo Bilado, maamulka Sportiga iyo ciyaartoyda B/xaawo ayaa Farxiya Cismaan uga Mahadceliyey Koobka iyo qalbka kale ay soo gaarsiiyey .
ugu Dambaytiina farxiya Cismaan shire ayaa umahad celisey kooxihii halkaa isugu yimid iyo madaxdooda sheegtayna inaysan tani noqonayn tii ugu dambaysey balse ay sii labo jibari doonto taagereada ay sii nayso bahda Sportiga ee Gobolka Gedo farxiya waxay kaloo ku baaqday in la taageeri Dhaliyada Sportiga ayakoo ubaahan dayactir garoonka iyo tayada Sportiga oo ubaahan in kor loo qaado.
Leave a Reply