wakiilada Midowga Yurub iyo kan Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa Maanta Gaaray Magaalada Kismaayo, waxayna halkaasi kula kulmeen Hogmaiyaha Mamaulka Jubba Axmed Madoobe iyo Saraakiisha AMISOMta Kismaayo ku sugan.
Wakiilaa ayaa dhinacyadani kala hadlay dardargalinta hawlgalka shabaabka lagaga soo horjeedo ee soomaaliya ka socodo.
Leave a Reply