Waxaa Hada Aqalka Loga Arimeeyo Maamulka Jubalnd Kulan aan Horey Lo shaacin uu ku dhex Marayaa Hogaamiyaha Maamulka Jubland iyo Xidhibaano ka Tirsan Barlamaanka Somaaliya oo uu Hor Kacayo Xildhibaan Magan .
Kulanka Ayaa Loga Hadalayaa Sidii Loo dhameystiri Lahaa wada hadalada Besha Sade iyo Hogaamiyaha Mamulka jubland oo Maalmihii Danbe ka soconayay Kismayo .
Xoga uu Raadiyay Gedo Times Ayaaa wax Ay Shegayaan in Axmed Madoobe uu Ka Talo Galinayo Xildhibanada Jawaabta Qodobadii 13 Qodob ee La hor dhigay Hogaamiyaha jubland .
Qaar Ka mid ergada oo La Hadlay Gedo Times Ayaa Wax U Shegeen in Kulan Cida uu La Qadanyo Ay yihiin Xildhibanda Dowlada Axmed Madoobana uu Dal Baday inay La kulmaan.
Dhinaca Besha Sade Odyashooda ,Gancasatoda , Bulshada Qeybaheeda kala duwan Kulna Kismayo ku leh waaxn Laga wada hadlayaa Masiirka Besha iyo Siyasadooda mustaqabalka Kismaayo Hadii Lagu Heshiyo .
Leave a Reply