Shir dag daga oo ay yeesheen wasiirada maamul goboleedka Puntland oo kaga arinsanaayeen imaatinka Alshabaab Puntland. ayaa wasiirka abniga Puntland xasan Xirsi Qarjab saxaafada ugu warbixiyey waxa uu kusaabsanaa shirkaan dag daga ah. wasiir qarjab ayaa sheegey in dawlada federaalka ah ay isuu dirtey Al-shabaab Puntland si aya qalqal ugaliso balse Puntland shacabkeeda iyo dawladeedu udiyaar yihiin siday al-shabab iskaga difaaci lahaayeen.
Hoos kadaawo
Leave a Reply