Waxaa Goor dhow Shir jar”iid saxafada uQabatay Wasiirka Warfaafinta Somaliya “Mareeye”Isagoo Ka warbixiyaya Labo Diyardood oo Ay U Dirtay Dowlada Somalya Maamulka Putland si Logu Wiiqo Awooda Al- shabab
Maalmihi La Soo dhaafay Ayaa Dagaal Xogan iyo Xisad Waxa Ay Ka Tagneyd Degaano Dhaco Xebaha Maamulka Putland oo Lagu Arkay Cidamo ka Tirsan Al- shabab oo uu Dagaal Xogan Sacadihi u Danbeyya Deganadasi uu ku Dhexmarayay Ciidamo Ka Tirsan Putalnd
Halkaan Ka dhageyso
WASIIR MAAREYE SHIRKA GOLAHA WASIRADA 17 03 2016
Leave a Reply