Dab lama filaan ayaa ka kacay Isbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir xiliga uu dabkaan kacay ayaa ahayd xili habeyna dabkuna wuxuu ahaa mid lama filaan ah. waxaa isla markiiba waxaa ugurmadey dab damiska oo ku guulaystey inay dabkii damiyaan , dabkaan ayaa qasaare ugaystey qaybta daawda.
waxaa sidoo kale dab qabsadey isugana Isbitaalka Madina salaada Subax qaybtiisa qaliinka kasoo gabi ahaanba dambas ka dhigay waxaa saxaafada la hadley kana war bixiyey dhibaatada soo gaarey isbitaalka Agaasimaha DR Maxamed Yuusuf waxa dhaliyey labadaan dab lama garanaayo waana su’aal taagen.
Hoos kadaawo
Leave a Reply