Warar mudooyinkaan dambe la hadal haayey in uu dilka Fanaanada wayn allaha unaxariistee Saado ooMuqdisho koox dablay ha ku dileen, uuna jirey tuhun in mulkiilaha shirka xawilaada Dahabshiil uu kadambeeyey dilka Saado ayaa waxaa dhaar lagu mariyey Burco Maxamed Siciid Dahabshiil oo mulkiilaha xawilaada Dahabshiil. odayaashii ka socday Saado ayaa ku qancay dhaartaa siday sheegeen.
Hoos kadaawo
Leave a Reply