al-shabaab ayaa soo bandhigtey gadiid ay kaqabsadeen ciidamada dawlada Soomaliya markey weerar ku qaadeen guutada shanaad xerada laanta buurno, gaawirada ay soo bandhigeen aya ahaa kuwa cabdi bile iyo booyad biyood, dawlada federaalka kama hadlin arintaan ilaa iyo hada.
Hoos kadaawo
Leave a Reply