Wasaarada Dhalin Yarada Isbotiga Maamulka Jubland ayaa Wax Ay Ku edeyasay Wasaarada Isbortiga ee Dowlada Somaliya inay Ka Rebtay Gobalka Gedo Tabo Bar Lo Subinayo Ciyartoda Gobalada Dalka Si Kor Logu Qado Aqontoodo Kubada Cagta
Agaaisamaha Isbortiga iyo Dhalin Yarada Maamulka Jubland Burhaan Max’uud Xasan (Kukuuyu) oo La Hadlay Gedo times Ayaa Shegay inay garan la Yihiin sababta loga rebay Gobalka Gedo Tabo Barka Ay bixineyso Dowlada Faderaalka ah Wasradeed Isbortiga .
G,gedo ayaa Wax ka jiro Dhalin Yaro Badan oo Si Her Sare ah u Yaqaano Qaabeynta kubada Cagta Waan Gobal Caan ku aha Ciyariyahanadii hore ee Somaliya inay Ka So Baxaan
Dowlada Somaliya ayaa inta Badan Wasaradeeda dhalin Yarada isbortiga Qabataa Tabo Baro Caalami ah oo ay Ka Rebto Gobalka Gedo lamina Garanayo farta Kaliye ee Ku Godan Gedo oo aan Ku Godneyn Gobolada Kale e Somaliya ,
Hadalkan Ayaa Wax uu Ku Begmayaa Xili Wasaraada Dhawaan Ay Sheegtay inay Hir Galin Doonto Tar Tan Caalami ah oo Lo Qabanayo Gobalada Dalka Si Loga Soo Xulo Dhalin Yaro Ma Tali Karto Qaranka Somaliya oo Guul Daro un u soo hoyo Dalka Markii ay u Baxaan Tartamada Calamiga ah
Halkaan ka Dhageyso Codka Agaasimaha
……oo hadde isma laha cinwanka iyo maqaalka intiisa kale see wax idinka yihiin?