Barlamaanka maamul goboleedka Galgaduud Sare ayaa xaflad ay ku qabteen degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxay ku taageereen heshiiskii ku dhexmaray mid kamida beelaha daga jubbaland iyo maamulka Jubbaland waxayna si buuxda usoo daweeyeyen heshiiska lagu gaarey kismaayo. waxayna kaloo barlamaanka Maamul goboleedka Galgaduud sare sheegen in lafuliyo qodobadaii lagu heshiiyey.
Hoos kadaawo
Leave a Reply